X

Gaadhi sidey shaqaalaha garoonka diyaaradaha oo ku rogmadey Muqdisho: SAWIRO

Gaadhi sidey shaqaalaha garoonka diyaaradaha ayaa ku rogmadey Muqdisho.

Shil gaari ayaa saakay ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis, kadib markii uu rogmaday gaari noociisa uu yahay UD, kaasi oo siday Shaqaalaha ka xoogsada Garoonka Aadan Cadde.


Maamulka Degmada Shibis, ayaa xaqiijiyay geerida hal ruux, balse dadkii meesha joogay waxa ay arkeen dhimashada illaa saddex ruux iyo dhaawaca 20 ruux.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.