Baki–Deegaanka Xoorey ee Baki ayaa waxa ku rogmadey gaadhi uu ka buuxo Xabxab ama Qare oo sida la sheegay u soo socday Boorama. Ninka uu gaadhigu ka rogmaday ayaa sheegay in masuubadu muddo ka maqnayd hadase ay qabsatay uuna sheegay ninka iska leh in ay dhowr jeer uga digeen wadada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM