Gaalkacayo oo ku socota in laga diido shilin Somaliga: MAQAL
Gaalkacayo ayaa ku socota in laga diido shilin Somaliga xilli dawlada isku dayayso in ay soo saarto lacasg cusub. Lacagaha hadda jira ayaa dhamaantood ah lacagio buga oo la samaystey laguna bedesho lacagta xalaasha ah ee doolarka.