X

Gaari argagixisadu ka soo buuxisay khudaar dhinacna walxaha qarxa oo duqeyn lala eegtay: SAWIRO

Gaari argagixisadu ka soo buuxisay khudaar dhinacna walxaha qarxa ayaa duqeyn lala eegtay deegaanka Mubaarak e ka tirsan gobolka shabeelaha hoose. Argagixisada ayaa ku xoogan deegaanada shabeelooyinka.



Diyaarad nooca rimootka lagu wado ayaa gantaal ku dhufatay gaarigaan oo yaalay meel beera dirawalkuna maqnaa xilli uu ku rarnaa Khudaar iyo walxaha qarxa loona soo waday Magaalada Muqdisho.



Argagixisada oo sawirada soo dhigtey ayaan sheegin in looga diley naftihaligeyaal ama inkaarane xasuuq ku soo wadey Muqdisho.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.