X

Gaarigii argagixisadu ka soo buuxisay qaraxyada oo sawirkiisa la helay

Daraad ayay ahayd markii dhiigmiiratada shabaab ee xalaashatey dhiiga iyo maalka muslimiinta ay qarax ka rideen meel u dhow madaarka Muqdisho.



Lama oga khasaaraha dhabta ee qaraxaasi. Hadaba Huteelka Peace ee magaalada Muqdisho ayaa soo saaray sawirada gaadhi ay argagixisadu ka buuxisey foostooyin qaraxyo ka buuxaan.

Waxana la iswaydiin karaa sababta sirdoonku u qaban waayay gaadhi u raran sida qaab darada ah.

waxana dhulka la simay dhismooyin farabadan oo ku teedsan wadada ka timaada Degmada Wadajir oo tagta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.



 C/llaahi Warmooge
ARAABINEW
admin:

This website uses cookies.