X

Gaas oo magacaabay taliyeyaal

Madaxweynaha Puntland Cabduwelli Gaas ayaa magacaabay taliyeyaal ka tirsan cidanka booliiska. Boosaskan ayaa hore u banaanaa oo u baahnaa in la buuxiyo.



Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey



  1. Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire (Dool) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.
  2. Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
  3. Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
  4. Xeerkani wuuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxwaynuhu saxiixo wuuna saxiixay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.