X

Gabadh ciyaala iskuula oo nafteeda halis gelisay iyo sababta

Gabadh ciyaala iskuula oo ku nool magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa nafteeda halis galisey sida uu ku waramayo agaasinka isbitaalka.

Gabadhan ayaa midi qoorta iska galisay markii loo sheegay in ay ku dhacday imtixaankii dugsiyada dhexe.

Waxa intaas u raaca oo ku sii adkeeyay xaalada oo canaantey waalidkeed, waana sababta ayay yiraaheen ay midida iskula baxdey.

Xaalada gabadhan oo lagu magacaabo Nimco Axmed Jaamac ayaa hadda la soo sheegayaa in xaaladeedu ka soo fiicnaanayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.