Haweenay Quraanka ku istaagtey ayaa la kulantey arin deg dega dalkaasdi Australia. Haweenaydan oo nacayb u qabtey Quraanka kariimka ayaa la soo geliyay baraha bulshada.
Haweenayda ayaa cadhada RABI deg deg ula kulantey iyadoo lugtii ay kaga joogsadey barar ay qaadi kari waydey. Ninka sawirka ka qaaday ee faafiyay ayaa sidaa sheegay.
Naxariista RABIGEENA ayaa ka badan cadhada RABIGEENA.
ARAABINEWS