Gabadh lagu diley Ceel-afweyn oo hore looga heshiiyay dilalkii dhacay. Dadka gabadha laga diley ayaa yaqaana cida dishey waxayna sheegeen inayna jirin cid u timi oo kala hadashay sida wax u dhaceen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5GY6zYORmeM[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS