Gabadh Somaliyeed oo sheegtay in ay ka timi magaalada ”Somaliland” ayaa u warantey idaacada codka Maraykanka una sheegtay in nolol xumo awgeed ay dabaqa iska soo tuurtey. Gabadhan noo soo tahriibtey ayaa sheegat in xerada ay ku jirto ay maamulaan isla qoxooti u dhashay Siiriya iyo Afgaanistaan ayna ka carartey laakiin la soo celiyo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM