X

Gabadh Somaliyeed oo dib loogu habeeyay xubnaheeda dareenka kadib gudniin xubnaheeda lagu jarjaray+MUUQAAL

Gabadh Somaliyeed ayaa ku dhiiratay in ay gabdhaha kale hogaan u noqoto iskana daaweyso dhibka uu u gaystay caadada jirta ee gudniinka halkaas oo gabdhaha yaryar lagu dareen tiro dhaawacna loo gaysto jirkooda.

Gabadhan ayaa u yagety dhaqaatiirta takhasuska dalkaasi Maraykanka halkaas oo dib loogu habeeyay xubnaheeda dareenka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.