X

Gabadh u dhalatay Finland oo laba wiil oo Somali ah oo wax ka xaday wacdaro ku dhigtey

Laba wiil oo Somali ah oo tuugo nacasa ayaa wacdaro ay ku bdhigtey gabadh Finland ah kadib markii ay isku dayeen in ay xadaan tukaan ay iyadu maamulaystay. Ma shaqaystayaashan ayaa indhaha looga buufiyay suuxiso aanu waxba ka arkayn waxayna bilowdey in ay soo jiido ilaa markii dambe ay booliiska u yimaadeen.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.