Autumn Sharif waa gabadh Somali ah oo aad u da’yar kuna kortey Ingiriiska kuna heesta Af-Ingiriiska ayaa markale muujisey kartideeda iyo codkeeda. Autumn Shariif ayaa hees kabana oo ay fahmayaan dhalinta Ingiriiska ku kortey uga qansiisey habeenki u dambeeyay usbuuca Somalida oo hadda intii badnayd ay soo baxayaan heesihii ugu badnaa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM