X

Gabar Somaliyeed oo feedhyahana oo garaacdey Kiiniyaati

Gabadh Somaliyeed oo feedhyahana ayaa garaacdey mid Kiiniya u dhalatey. Ramla Cali is reebreebka feedhka Afrika ee loogu gudbiyo ciyaaraya fudud ee caalamiga ah ee lagu qaban doono Jabaan sanadkan dhexdiisa.


Ramla ayaa garaacdey gabadh Kiiniya u dhalatey oo la yiraa Beatrice, waxayna hadda u baahan yahay inay guulaysayo kulanka soo socda.

“Waxay Ku socotaa inay noqoto gabadhii ugu horeysay ee Somaliyeed ee feedhyahana ee u soo baxda ciyaaraya fudud ee olimbikada.


Ramla Cali ayaa qoyskeedu ula cararay Ingiriiska halkaas oo ay nolosheeda feedhka ka bilowdey. Haddana waxay matalaysaa dalkeeda. In muddo ay qarinaysay tababarka feedhka ilaa markii dambe qoyskeedu ogaadey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.