X

Gabdhaha reer Jabuuti oo shaqo la’aan awgeed hadda gudaha u soo galay shaqooyin wiilasha lagu yiqiin+MUUQAAL

Gabdhaha aadka u firfircoon ee Jabuuti ayaa u soo xadhko xidhey in ay qabtaan shaqooyin wiilasha reer Jabuuti lagu yaqaanay. Gabadhan aad u aragtaan muuqaalka ayaa kirishbey ka noqdaey khad bas cusub. Waxaynaa hadlaysaa sida u shaqaysato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.