Gabdho jeel Hargeysa ku yaal ugu xanuunsanaya eed ah in ay xirteen calanka Somaliya
Gabdho jeel Hargeysa ku yaal ugu xanuunsanaya eed ah in ay xirteen calanka Somaliya iyo qareenka iyo waalidkooda oo ka hadlay fadeexadan xilli lagu waayay laakiin hadda aan la garanayn cidey u xidhan yihiin.