X

Gabiley oo budhcad ka dilaacdey iyo codsi loo direy bulshada

Magaalada Gabiley ee gobolka Woqooyi Galbeed ayaa waxa ka dilaacay budhcad meheradaha dadka dhacaya iyo kuwo shiidaya guryaha. Booliiska magaalada ayaa falalkan ku tilmaamay mid markii hore u dhexeeyay dhalinyaro kubad kala badisay laakiin kala badiskaa u rogey inay tukaanada dhacaan.


Gabilay ayaa u dhow Wajaale halkaa oo ay ka soo galaan badeecado badan oo ay ku jiraan kuwo maandooriyaha iyo khamriga. Taliyaha booliiska ayaa dadka degmada ku eedeeyay inay dabada gashayaan cida falkan wada.


Gabiley ayaa ka mida degmooyinka ugu degan inkastoo muddo hore ISAAQU ku xasuuqay dad safara oo Samaroon ahaa markii dambana dabada ka galay beeshooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.