X

Gabaygii Kuukuuye iyo halabuur Jamaal Aadan Iidle

Kawda LUULIYOOY Waxad Ahayd Maalin Naguwayne Koonfur Iyo Woqooyaad Midnimo Keentay Meelqudhehe.

Kol Kaad Dhalatay Baa Noo Ahayd Kaah Iftiinbadane Kufrigiyo Lakici Reer Galbeed Nagu Kor Noolaaye.

Kabaalkiyo Hogaankii Ragbaa Diiday Keenada E. Kohanmaayo Geesiga Xurnimo Keenay Calankiiye.

Kaarabiin Dadbaa Kala Hortegay Kaara Iyo Miige. Makaftamo Nin Soomaaliyooy Colis Kulaaleene.

Kabtan Kaarcasqaataa Ciyaar Waakadibadjooge. Kabriid Taraqa Gaaskayma Guba KOOFDILIDIISA Sayid Maxamed Kumayaal Kun Buu Ka Aslay Dhuuntaaye. RABIGII Ninkaashaday Majabo Jaamac Kadiyowe. Kitaaabkiyo Sunaha Kaamilkaan Laga Koraynayne.

Hayeeshee Kalaamkaan Idhaa Waa Badh Ku Mataale. Nin Korkiisa Korontiyo Lamaas Kuudad Shsan Ahaye.

Koodka Madaxa Dhuuntiyo Kalyaha Kubabka Hooseeya Kaftinada Hareeraha Dabbaa La Islakaashadaye. Kuwo Iladhashaa Jira Hadana Cadaw Kal Kaalaaya. Kaluukiyo Badii Wiilalbaa Kaash Ku Iibadaye. Kalxantiyo Halbowlaha Ninkay Eebo Kaga Taalo,Kuwiidilay Hadana Raalin Kula Kadlaynaaya Kuuliga Wastaadkaa Udira Keenyidhaa Dhagaxe. Kabaqaadku Waakaa Idhigay Meel Kulaylbadane. Hadii Uu Kaacaankii Jiruu Koonkanalajoogo,Kiiniyaan Kismaayiyo Afmadaw Lugo Korsaarteene.

kolkii Dawladii Lagukacee Kadimoloogoostay Kuwo Ciidu Karah Daajiroo Kooke haafsadaye. Sadexdaa Kadiyo Wawga Iyo Kaafmahigaadshay

Maku Koobay Shish Kii Halkay Kohatay Laabtaydu. Kaydkiyo Naxwaha Gabay Miyaan Uga Kitaab Baadhay. Ragbaa Sookiraystoo Kadhiga Ku Ay Sameeyeene Ka Antirinayaa Waacisiga EEBE Kaligiiye.

 Dadku Waxay Kolay Iga Filaan Waatixkaamilahe, Han U Kaco Kadlaha Iyo Halkaan Faras U Kooreeyay. Nin Kaliisha Jiilaal Dadkoon Karin Bariis Maalmo. U Kalahay Kor Iyo Hoos Inuu Caawin Ku Waliita. Kobtii Ceelka Goortuu Kudhacay Geliyay Waadaanta. Kaligii Ka Oonbaxay Dadkana Koob Udari Waayay.

Kuwa Sugaya Dheri Lagakabiday Korontadii Gaaska Kumeelgaadhka Iyo Baynti Fayf Loogu Kala Qaybshay, Ankulaano Kaalmada ALAAN Dhowri Kaligeede. Kudarsiyo Ka Goo Baa Idhigay Kayn Qudhaan Badane. Naftu Karahday Koongiyo Amxaar Kiiniyaatiga E.

Sidii Koronkor Kayndoogle Goor Kulul Ku Soo Aaday. Ka Idlaysay Geedaha Caleen Kor Iyo Hoostiba. Kiiniya Iyo Kuway Wadati Waa Kab Iyo Xaarkeede. Kaniiciyo Malaariyo Kadan Nimanku Kaysowwe.

Kufsi Iyo Kedeed Iyo Dhib Bay Sookordhinayaane.

Nin Karsiin Habeen Doonayaa Keenay Cadaw Gaaye.

Kuwa Madaxa Duubtiyo Kuwani Wax Ismadhaamaane.

Kobtii Aan Ku Kacatimay Intuu Kay Katalinaayo.

Kaltuun Iyo Qadiijiyo Halkay Kowsar Ilajoogtay.

Karuuka Iyo Dhaydiyo Hal Kan Kadin Kumaalaayay.

Intuu Koodhibaadh Kiyo Madfucu Iga Korxiimaayo.

Kaftan Iyo Farxadi Way Fogtahay Ina Kuraasowwe.

Aduuyada Ragbaa Kaca Wakhtigu Kali Mideeyaaye.

kuuurgala Siday Xaajatay Kohasho Waa Ceebe.

Aduuyada Ragbaa Kaca Wakhtigu Kali Mideeyaaye.

kuurgala Siday Xaajatay Kohasho Waa Ceebe.

 

Gabaygii HALABUUR Jamaal Aadan IIDLE

 

admin:

This website uses cookies.