X

Gacan ku dhiigle goob fagaare ah cafis loogu fidiyay

Gacan ku dhiigle goob fagaare ah cafis loogu fidiyay. Ninkan cafiska loo fidiyay ayaa diley ninkale magaalada Buuho0odle halkaas oo qoyska ninka laga diley ay fagaare ku cafiyeen. Dhacdooyinka noocana ayaa aad loo amaanay ayadoo qoysku xaq u leeyihiin in loo dilo gacanku dhiiglaha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=E0vdNF-LHhY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.