X

Gacanku dhiiglayaasha Daacish oo goobihii qadiimiga ahaa ee Siiriya caruur ku baraya diintooda dilka+SAWIRO

Gacanku dhiiglayaasha Daacish oo diintoodu tahay sida dadka loo xasuuqo ayaa goobihii qadiimiga ahaa ee Siiriya caruur ku baraya sida loo xasuuqo dadka. Kooxdan diintoodu dilka tahay ee uu tageero Sucuudigu kuna qaraabta diinteena suuban ee ka fog xasuuqa dadka ayaa sida lagu yaqaan dadfka isugu yeerta si ay u daawadaan xasuuqa ay fuliyaan iyo noocyada cusub ee ay dadka u dilaan.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.