Gacanyaraha C/raxmaan Ciro ahna afhayeenka xisbiga Ibrahim Buubaa ayaa yasay reer Awdal kuna tilmaamey kuwo ka badnaan doona tiro ahaan gobolka Togdheer. Afhayeenkan ayaa sidaa u sheegay casho ay haweenka Awdal u sameeyeen xisbiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS