War qoraala oo uu soo saaray gacanyaraha Siilaanyo Maxamuud Xaashi ayaa loogu jawaabay hadalkii ka soo yedhay hanti dhwowrka qaranka ee ku aadana sida loo musuqay heshiis beena oo lacag badan lagu qaatey.
Qoraalka ayaa sidan u qornaa:
War Saxaafadeedka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhibaato ku heyso degaanada maamulka Somaliland ,islamarkaana ay colaad ka hurinayso.
Somaliland ayaa sidoo kale tilmaamtay in ay qalad aheyd in dowladda Soomaaliya ay soo farageliso heshiiskii ay wada gaareen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.
Warka kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland ayaa ugu dambeyntii loogu baaqay in madaxda dowladda Soomaaliya in ay faraha kala baxaan arimaha Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS