Maamulka Galmudug ee aan haysan dhul badan ayaa lagu amrey in ay dib ula noqdaan qabqable Cabdiqaybdiid oo lagu daray liiska waxa loogu yeero aqalka sare oo aan la garanayn faaiidada uu soo kordhinayo.
War xalay ka soo baxay qaramada midoobey ayaa la xasuusiyay maamul jufeedyada in dhisida dawlada cusub ay ka madax banaanaato qabqableyaashii u badnaa Hawiye ee Xamar xuurtada ku haystey muddo dheer.
Liistada qabqableyaasha ayaan la garanayn sida loo qiimeeyay iyadoo dhinaca Woqooyiga ay ku Jiri karaan dad badan oo hadda haysta maamulka Som
Guddoomiye Cali Gacal Casir ayaa sheegay in Muwaadin Reer Galmudug ah oo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ay Codsiiyeen aysan dhici karin in LIiska looga saaro Damac Dad kale ka yimid.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS