X

Ganacsade gaadhi kaga ajarsadey dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal

Ganacsade lagu magacaabo Xasan Daahir Maxamed ayaa gaadhi Landcruiser ah ugu deeqay dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal halkaas oo laga gudoomey. Dugsiga sare ee Geb waxa dhiskiisa laha wasiirkii hore ee arimaha dibedda Dr Dayle.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.