X

Ganacsade reer Jabuuti ah oo xero ciidan ugu deeqay deegaan ka tirsan Saylac

Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland ayaa dhagax dhigey xero ciidan oo lacagteeda uu bixiyay ganacsade reer Jabuuti. Waxa isla maanta Saylac la dhagax dhigey kastam cusub oo lacagta masaakiinta looga ururiyo iyadoo Saylac noqotey meesha ugu lacag badan ee ay ka soo gasho maamulka Somaliland isla markaana aan dadka wax loogu qaban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.