Ganacsatada Boorama ee cashuurta laga qaado oo halkii cashuurta lagaga qaadayay EY ku cunayso: ARAG qaylodhaan
Ganacsatada yaryar ee magaalada Boorama ayaa ka cabanaya EY ugu timi halkii cashuurta looga qaadayay iyo qashin iyadana magaaladu la ciirciirayso. Shirkad qashinka u qaabilsanayd ayaa la sheegayaa in gabtey hawsheedii.