X

Ganacsatada suuqa Bakaaraha Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay iyo sababta: SAWIRO

Ganacsatada suuqa Bakaaraha Muqdisho ayaa shaqo joojin sameeyay ayagoo xirey tukaamada iyo goobaha kale e ganacsiga. Ganacsatadan ayaa khasaaray boqolal shilin oo maanta soo geli lahaa.



Cabashada shaqo joojintan ay ku khasaareen ayaa timi ayagoo sheegaya in dawladu soo rogtey cashuur dheeraada oo dalka iyo amnigooda lagu hormarinayo.



Dawlada Somaliya ayaa bilowdey inay qaado cashuuraha ku waajibka dadka in aan sidaa u badneyn.

admin:

This website uses cookies.