Burco–Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Somalioda Itoobiya ayaa lagu dhacay Burco iyadoo been loogu sheegay in xoolaha la iibiyo kadib ay helayaan lacagtooda. Xoolahan ayaa gaaraysa ilaa 4000 oo neef oo soonkii hore laga qaatay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM