Quljeed–Gandaha reer Dudub (Samaroon) ayaa beeniyay odayaal shir ku qabsaday Quljeed sheegayna in ay kalsoonidii beesha kala laabteen Suldaan Wabar. Gandaha ayaa ku tilmaamay odayadaa kuwa laaluush qaatay oo aan matalin beesha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS