Garab toosiya Muuse Biixi oo eryay siyaasiyiin ka soo jeeda beelaha ayaaa Hargetsa isku magacaabay. Waxa ku jira qaar isku magacaaba mujaahidiin, ayadoo aan la garanayn cuda ku soo jihaadeen. Waxa hore u fashilmey garab kale oo sidan oo iska xisbiga Kulmiye ah oo iyaguna Hargeysa iska magacaabay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS