X

Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif oo Hargeysa ku wareegaya

Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa Hargeysa ku wareegaya xilli ay ka maagayaan inay tagaan Buuhoodle. Cali Khaliif ayaa u muuqda in uu cidla taagan yahay lagana yaabo in uu isaga tago siyaasada.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.