X

Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo joojiyay la hadalkii xisbiga Kulmiye

Sidaasi waxa warbaahinta u sheegay Aadan Suldaan C/raxmaan Suldaan Diiriye isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi.

“Waxaanu bahda Saxaafada iyo taageerayaashada iyo dhamaan u sheegaynaa dadka Somaliland in aanu hore wax uga tirsanaynay xisbiga Kulmiye ana oo wax tirsanaynay hadana hor fadhiisanay in ay afkoodii ka soo baxday garab Jamaalna garan mayno heblaayona garan mayno

 arintaas yada ah waxaanu sugaynay ilaa iyo shalay toole anaga oo maanta balan lahayn waxa noo cadaatay in aanay ka soo noqonin sidaas darted waxaanu go,aansanay oo aanu hadaanu nahay gudidii Garabka Jamaal Cali Xusseen go,aan sanay in aanu hakino wadahadaladii noo socday xisbiga Kulmiye intaas ayuunbaanan doonaynay in aan idin ogaysiiyo,”

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.