Garoomada ay go’doomiyeen argagixisada shabaab ayaa diyaarad ka degtay. Diyaaradan oo ah kuwa yar-yar ayaa Waxay ka duushay Garoonka Muqdisho, Waxaana halkaas ay geysay dad shacab ah, Arintan ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey shacabka ku nool Degmada jalalaqsi.
Rakaabkii Tagay Degmada Jalalaqsi ee la socday Diyaaradda ayaa waxay qaarkood ahaayeen kuwo aan degmadaas tagin sannadihii aynu kasoo gudubnay, Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa sheegey in arintan ay tahay Guul usoo hoyotay shacabka ku nool degmadaasi.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS