Boorama–Wakiil ka socda wasiirka Siilaanyo ee duulista oo hore u sheegay in Boorama u baahnayn garoon diyaaradeed ayaa u soo diray ku xigeenkiisa si uu u soo indha indheeyo isagoo waxba ka qabanayn. Wasiirka ayaa hadana odayada reer Boorama soo dhaweeyeen. Arag sida adhigu u daaqo garoonka oo aan cidna u maqnayn ceelna u qodneyn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS