Boorama--Ciyaar hiddo iyo dhaqana ayaa dib loogu furay garoonka kubada koleyga ee magaalada Boorama oo muddo burbursanaa. Waxa goobta ka hadlay odayada dhaqanka iyo qaar ka tirsan xukuumada Siilaanyo ee Boorama u fadhiya. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS