X

Garoonkii labaad ee la saaro dooga samaysan oo laga fuliyay Boorama iyo mulkiilaha oo hadlay+MUUQAAL

Boorama–Garoonkii labaad ee la saaro dooga samaysan ayaa laga fuliyay Boorama waxana goobta ka hadlay badhasaabka gobolka iyo mulkiilaha C/salaan Cali Jaamac. C/salaam ayaa ka mida dhalinta aadka u firfircoon ee ka soo jeeda magaalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.