Garoowe ayaa aad looga dareemayaa u diyaargarowga soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu booqdo Garoowe lana kulmo saaxiibkiisii hore ee isagu soo geliyay saaxada siyaasada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LU1Fg5DWtc0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS