X

Garsoorka gobolka Awdal oo la isku bedelay iyo xilwareejin Boorama ka dhacday

Garsoorka gobolka Awdal ayaa yeeshay hogaan cusub iyadoo xilwareejin ay ka dhacday. Hogaamiyihii hore ee garsoorka ayaa laga dhegeystay warbixin ka siiyay sida garsoorku u shaqeeyo iyo gooabaha ayna ka shaqayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.