Garyaqaan u hadli jiray wargeys Hargeysa ka soo baxa oo ka hadlay cadaalad xumo lagula kacay+MUUQAAL
Hargeysa 15 Jan 2015–Garyaqaan u doodi jiray wargeys ka soo baxa Hargeysa ayaa ka Hadley cadaalad xumo lagula kacay. Cabudhin xoogan oo lagu hayo saxaafada ka soo baxda Woqooyiga Somaliya ayaa noqotey caado.