X

Geelii laga keenay Awdal ayaa aduunku nagu aqoonsadey: Muuse Biixi oo fashil la soo noqdey

Madaxa maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa fashil kala soo noqdry Imaaraadka oo markii horena diyaarad ku soo qaaday hadana ku soo celiyay. Muuse Biixi oo ka Hadley xaflad loo sameeyay ayaan haba yaraatee sheegin wax guula oo uu kala yimi Imaaraadka.


Wuxuuse sheegay in geelii laga keenay Awdal ee la siiyay askartiisa joogta Tukaraq uu aduunku ku icirtiraafay oo yiri awal wax beeli wadato ayay ahayde hadase maaha.

Wuxuu kaloo sheegay in Imaaradku ka aqabalay inay shaqaalaysiiyaan ardey dhamaysatey jaamacadaha qaybta batrolka oo sida la filayo wasiirkisa batroolku ku sheegay inay yihiin 40 loo qaadi doono Imaaraadka.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.