Kulan addag oo qaatay in muda ah kadib Odayaasha beeelaha ay ka dhasheyn Ragii Gabdhaha ku kufsaday Galdogob ayaa isku raacay Go’aano adag waxaana ka mid ah:
1-in Sharciga alle lagu qaado Ragga falkaasi ku kacay.
2-in Maamulka Puntland Goobjoog noqdo Marka Xukunka la fulinayo
3-in mag la siiyo ehelka mid kamid ah ragii Gabadha kufsaday oo xiligii la qabanayay la dhaawacay
4-in Puntland ay diyaariso halka Xukunka lagu fulin doono.
Wariye Cabdulmaalik Coldoon
ARAABINEWS