X

Gobolada Awdal oo laga xusay maalinta madow ee SNM ku xasuuqday Awdal ilaa 8000 aan waxba galabsan+MUUQAAL

Boorama–Waxa gobolada Awdal laga xusay maalinta madow ee afarta Febraayo maalintaas oo SNM oo wadata taangiyadii Mingeste ay xasuuq ba,an ka gaysteen deegaanada Awdal sida magaalooyinka Dilla oo dhulka lala simay iyo Boorama.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.