X

Gobolka Awdal oo doorkan ay ka jirto dhaxantii ugu darneyd iyo baraf ka da’ay

Gobolka Awdal ayaa doorkan ay ka jirtaa dhaxantii ugu darneyd ee soo marta. Deegaano hoostaga gobolka ayaa lagu arkey baraf ka da’aya.

Gobolka ayaa ahaan jirey gobolada ugu qabow Woqooyiga Somaliya intii dalka ay ka jirtey dawladu, intii burburka ayaa lagu yaacay geedihii dalku lahaa taas oo keentay kuleyl badan.

Hoos ka daawo degmada Gabiley oo baraf ka da’ay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kMIulU2ChXo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

 




admin:

This website uses cookies.