X

Gobolka Togdheer oo xalay roobku ka da’ay

Wararka ka imanaya gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco iyo deegaanada gobolka ayaa roobku si fiican u biyo dhigey. Dad ku noolaa gobolka ayaa u hayaamay gobolka Awdal.

Roobkan oo u aad u xoogweynaa ayaa guusha daadka jeexayay hareeraha magaalada. Ilaa hadda majiro wax wara oo sheegaya in at jiraan wax khasaare ah.

Roobka ayaa xataa ku da’ay deegaanada baadiyaha ah ee dadku ka soo hayaameen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.