Wararka aan ka helayno goboka Sanaag ayaa sheegaya in god ku soo dumey xoogsato ay ka dhalatey khasaare nafeed. Inta la xaqiijay waxa ku dhimatey hasl qof halka laba kalana dhawac yihiin.
Gobolka ayaa waxa la qotaa dahab aad u yar mana haystaan qalabkii loogu talogalay, waxana jirtey in dadka deegaanku isku dileen dahab qodashadaa. Waxa kale oo ay deegaanka u gaysteen xaalufin saaida.
Goobta mashaqadan ka dhacdey ayaa u dhow buuraha xeebta teedsan ee Laasqorey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS