Muqdisho 08 Dec 2014–Sirdoonka Somaliya ayaa ku guuleystey inay gacanta ku soo dhigaan rag ka dambeeyay dilal qorsheysan oo caana oo aan ilaa hadda la soo qaban cida ka dambeysa. Ragaan ayaa istcimaalay khidado heersare isla markaana duubayay sida wax u dhacayaan iyo inta ay dilaan.
C/llahi Warmooge
ARAABINEWS.COM