Golaha abwaanada Somaliyeed oo ku baaqay in cid gaara laga ilaaliyo golihii murtida
Golaha abwaanada Somaliyeed ayaa ku baaqay in cid gaara laga ilaaliyo golihii murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho. Abwaan Sangub oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dawladu dhisto oo gacanta ku hayso.