X

Golaha deegaanka Boorama oo iyaguna ka qayliyay tayada dadka ka shaqaynaya diiwaangelinta Awdal

Golaha deegaanka gobolka Awdal ayaa ka qayliyay diiwaangelinta ka socota gobolka oo ay ku sheegeen in ay u socota si qaldan. Waxay ka qayliyeen in aaladihii loogu talogalay ayna shaqaynay isla markaana dadka ka shaqaynaya ay khibrad lahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.