Gabiley--golaha deegaanka Gabiley oo musuq xun lagu yaqaano ayaa doortey maayer cusub kadib markii kii hore oo bixin wayay mishaharka shaqaalaha Siilaanyo u dalacsiiyay wasiir. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS