X

Golaha fadhiidka ah ee Boorama oo kalfadhi soo xirtey iyo Ramaax oo u sheegay in ay u guntadan maalinta beeshiisa 18 May+MUUQAAL

Boorama–Golaha fadhiidka ee Boorama oo ku guuldaraystay in masaakiintii u shaqaynaysay ay mishahar ka waayeen ayaa shegay in ay soo gabagabeeyeen kalfadhi ay lahaayeen aan haba yaraatee lagu soo hadal qaadin sidii dadkaasi loo sii laha lacagtooda. Dhinaca Ramaax ayaa isna ku waaniyay in maalinta beeshiisa ee 18 May loo guntado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINREWS.COM

admin:

This website uses cookies.